SOMALILAND:Daawo “Buuhoodle waxaanu Unimi In aanu ka qayb galno Caano Shubka Gaaradka” Dr. Xaglo-toosiye

316

Wasiirka Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Saleebaan Ciise (Xaglo-toosiye) iyo wefti uu hugaaminayo oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle Weftigan oo ka qayb galaya Xafladda Caleemo Saarka Garaad Cabdirisaaq Garaad Sofe oo lagu caleemo saarayo magaalada Buuhoodle…. HALKAN HOOSE KA DAAWO

Comments

comments