Somaliland: Daawo Cali Guray oo Reer Qorilugud Xaal Siiyay, Hadalkii Foosha Xuma Ee Jamal Cali Xusen

225

Mujahid Cali Guray Oo Isaguna Bulshada Reer Qorilugud u cadeeyay In aanu Arinkaa Jamaal Cali Xuseen Kula Socon, Islamarkaana Xaal Ka Bixiyay Hadalkii Meelka Dhaca Ahaa Ee jamaal, Cali Guray Oo Bulshada Reer Qorilugud U balan qaaday in Jamaal Isna xaal ka bixin doono Halkaa

Comments

comments